Shir u furmi lahaa DF & Midowga Afrika oo baaqday ka dib khilaaf soo shaac baxay

Kulankii heerka farsamo ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika oo la filayey inuu maanta ka furmo Magaalada Muqdisho ayaa dib u dhacay. Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf labada dhinac u dhexeeya kaddib markii la isku raaci waayey ajendaha looga hadli lahaa kulanka. Kulanka … Continue reading Shir u furmi lahaa DF & Midowga Afrika oo baaqday ka dib khilaaf soo shaac baxay